HomeCaalamkaDhageyso:-Wasaaradda Caafimaadka oo joojisay ka Ganacsiga Daawada TB-da

Dhageyso:-Wasaaradda Caafimaadka oo joojisay ka Ganacsiga Daawada TB-da

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Wasiirka Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in cudurka TB-da uu dhibaato farabadan ku haayo Shacabka Soomaaliyeed ee bukaanka u ah. Iyada oo la hadleysay Idaacadda Voa ayaa waxa ay sheegtay in daawooyinka loo adeegsado ay uga sii dartay in cudurku uu bulshada kale ku sii dhex faafo. Hayeeshee Wasiiradu ay sheegtay […]

- Advertisement -

Wasiirka Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in cudurka TB-da uu dhibaato farabadan ku haayo Shacabka Soomaaliyeed ee bukaanka u ah.

Iyada oo la hadleysay Idaacadda Voa ayaa waxa ay sheegtay in daawooyinka loo adeegsado ay uga sii dartay in cudurku uu bulshada kale ku sii dhex faafo.

- Advertisement -

Hayeeshee Wasiiradu ay sheegtay inay sidaasi darteed ay Wasaaradda Caafimaadka mamnuucday soo dejinta iyo ka Ganacsiga Daawada qaaxada.

Cudurka TB-da ama qaaxada ayaa waxa uu ka mid yahay cudurada sidaweyn dhibaatada ugu haya Shacabka Soomaaliyeed,waxaana dadka ay adeegsadaan dawooyin mudo lix bilood ah loo cunayo si loogu caafimaado balse haatan Wasaaradda Caafimaadka ay sheegtay in la joojiyey ka Ganacsigeeda.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya.

Latest stories