HomeMaqalDhageyso:-Taliye Indha-Qarshe oo digniin ka soo saaray iibinta Dhulka Ciidanka

Dhageyso:-Taliye Indha-Qarshe oo digniin ka soo saaray iibinta Dhulka Ciidanka

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilm i(Indha-qarshe) ayaa sheegay in iminka uu socdo qorsho dib loogu dhisayo Xarumihii Ciidamada xoogga dalka. Waxa uu sheegay in ay jiraan Xarumo badan oo dalka ku yaalla oo uu Ciidanku lahaa balse dad Shacba ah ay Gacanta ku hayaan,isla markaana dowladda ay dayactir iyo dib u dhis […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilm i(Indha-qarshe) ayaa sheegay in iminka uu socdo qorsho dib loogu dhisayo Xarumihii Ciidamada xoogga dalka.

Waxa uu sheegay in ay jiraan Xarumo badan oo dalka ku yaalla oo uu Ciidanku lahaa balse dad Shacba ah ay Gacanta ku hayaan,isla markaana dowladda ay dayactir iyo dib u dhis ku sameysneyso.

- Advertisement -

Waxa uu ka digay in dhulkaas la iibiyo,isla markaana aanan marnaba la aqbaleyn in dhulkii ciidanka ay dad Shacab ah iibsadaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidanka xoogga dalka.

Latest stories