HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo lacag Canshuur ah ku soo rogtay Ragga furaya xaasaskooda

Dhageyso:-Puntland oo lacag Canshuur ah ku soo rogtay Ragga furaya xaasaskooda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in lacag dhan $20 Dollar oo canshuur ah ku waajibisay nin kasta oo xaaskiisa fura ee soo raaciya warqadda dalaaq-muujinta ah,inkastoo aan qoraalka lagu xusin halka lacagtaasi lagu shubayo. Munaasabad lagu daah furay Qabyo Tirka Xeerka Cashuuraha Moorka ayuu hadalkaan ku shaaciyay isaga oo ka hadlayay Wasiirka Maaliyadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in lacag dhan $20 Dollar oo canshuur ah ku waajibisay nin kasta oo xaaskiisa fura ee soo raaciya warqadda dalaaq-muujinta ah,inkastoo aan qoraalka lagu xusin halka lacagtaasi lagu shubayo.

Munaasabad lagu daah furay Qabyo Tirka Xeerka Cashuuraha Moorka ayuu hadalkaan ku shaaciyay isaga oo ka hadlayay Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Caarshe ,waxana uu sheegay in sharcigaan Canshuurta lagu soo rogay ragga furaya xaasaskooda uu dhaqan galayo.

- Advertisement -

Go’aanka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa ku soo beegmay,xilli haatan shaqo la’aanta baahsan iyo sixir bararka nolosha saameeyay ee degaannada Puntland ka jirto.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Maaliyadda Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts