HomeMaqalDhageyso:-Golaha deegaanka Cadaado oo qaadacay warqad ka soo baxday Madaxweyne Xaaf+Sawirro

Dhageyso:-Golaha deegaanka Cadaado oo qaadacay warqad ka soo baxday Madaxweyne Xaaf+Sawirro

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Kulan deg deg ah oo ay Maanta Magalada Cadaado ee Gobolka Gaduud ku yeesheen Golaha deegaanka degmadaas ayaa waxa ay uga soo horjeesteen xilka qaadis uu sheegay in Madaxweynaha Galmudug ku sameeyey Guddoomiyaha degmada Cadaado iyo ku xigeenkiisa. Kulanka waxaa shir guddoominayey Gudoominayay Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullahi C/raxmaan Xuseen Tootoole,waxana Golaha deegaanka Cadaado ay sheegeen […]

- Advertisement -

Kulan deg deg ah oo ay Maanta Magalada Cadaado ee Gobolka Gaduud ku yeesheen Golaha deegaanka degmadaas ayaa waxa ay uga soo horjeesteen xilka qaadis uu sheegay in Madaxweynaha Galmudug ku sameeyey Guddoomiyaha degmada Cadaado iyo ku xigeenkiisa.

Kulanka waxaa shir guddoominayey Gudoominayay Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullahi C/raxmaan Xuseen Tootoole,waxana Golaha deegaanka Cadaado ay sheegeen in xilka qaadistaas uu sheegay Madaxweyne Xaaf ay tahay mid sharcidarro ah.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah golaha deegaanka Magalada Cadaado oo iyana kulanka ka hadlay ayaa wax ay sheegeen inaysan xilligaan jirin sifo-sharci ah oo Madaxweynuhu xilka uga qaadi karo Guddoomiyaha degmada Cadaado iyo ku xigeenkiisa.

Gudoominayay Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullahi C/raxmaan Xuseen Tootooleayaa sheegay isaga iyo golaha deegaanka inaysan jirin madaxweyne Sharci ah oo xilka ka qaadi kara isagoo sheegay in madaxweynaha xiligan Galmudug ka talinaya waqtigii ka dhamaaday.

Hoos Ka Dhageyso Codadka kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Latest stories