HomeCaalamkaDowladda Kenya oo heegan gelisay Ciidamadeeda

Dowladda Kenya oo heegan gelisay Ciidamadeeda

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ammaanka guud ee dalka Kenya ayaa aad loo adkeeyey xilli mararka qaar degmooyin ka tirsan gobolka Waqooyi bari dalkaas ay weeraro ka geystaan rag hubeysan oo taabacsan Al-Shabaab.

Dhibaatada kale ee ku soo korortay amniga ayaa ah in magaalooyin ka mid ah dalka Kenya ay ku soo bateen kooxaha gangestarada ah ee geesta falalka amni daro.

- Advertisement -

Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliiska wadanka kenya Joseph Boinnet ayaa sheegay inay ka feejigan yihiin weerarka dhici kara,isla markaana heegan la geliyey Ciidamada Booliska.

Waxa uu sheegay in sidoo kale ay jiraan qorshooyin kale oo looga hortagayo kooxaha gangestarada ah ee geesta falalka amni daro,kuwaas oo qaarkood horay loo xiray.

Dhawaan ayaa howlgallo Ciidamada Booliska Kenya ay ka sameeyeen Magalada Nairobi waxa ay ku soo qab qabteen dad sisharcidarro ah ku joogay dalkaas.

Latest stories