HomeWararAkhriso:-Waa sidee xaalka Maanta Xabsiga Boosaaso ee la weeraray?

Akhriso:-Waa sidee xaalka Maanta Xabsiga Boosaaso ee la weeraray?

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Waa Maanta degan xaalada Xabsiga Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari halkaas oo xalay ay weerareen ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa Puntland. Ciidamada Asluubta iyo kuwo ka tirsan Puntland ayaa Xabsiga ku dagaalamay,waxaana dagaalkaas ku geeriyooday Saddex ruux oo uu mid ka mid ah yahay Maxabiista Xabsiga ku xirneyd. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland […]

- Advertisement -

Waa Maanta degan xaalada Xabsiga Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari halkaas oo xalay ay weerareen ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa Puntland.

Ciidamada Asluubta iyo kuwo ka tirsan Puntland ayaa Xabsiga ku dagaalamay,waxaana dagaalkaas ku geeriyooday Saddex ruux oo uu mid ka mid ah yahay Maxabiista Xabsiga ku xirneyd.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland ayaa Maanta gacanta ku haya Xabsiga,waxaana la sheegay in Xabsiga la dhigay Ciidamadii Asluubta ee horay ugu sugnaa Xabsigaas.

Warar kale aan ka helnay Boosaaso ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsiga Magaalada Boosaaso lagu wareejin doono Ciidamada gaarka ah ee PSF.

Weerarkaas xalay lagu qaaday Xabsiga Magalada Garoowe ayaa ku soo aadaya,iyada oo Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Gaas uu ku sugan yahay Magalada Boosaaso.

Latest stories