HomeCaalamkaSawirro:-Wasiirka Maaliyadda  oo Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda  oo Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha

Date:

Related stories

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe

Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.

Trump oo dadka weydiiyay wax aan dhicin

Trump oo mar kale sheegay in dabayl la'aan ay sababtay in dadka aysan daawan karin dood siyaasadeed 2024. Khubaradu waxay sheegayaan in aanay jirin caddeyn muujinaysa dhacdadaas.

Maqaayad Xalaal Ah Oo Kala Qaybisay Faransiiska

Dagaal ku saabsan makhaayad digaag xalaal ah oo Paris ka taal ayaa noqday astaan u ah kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Faransiiska, iyadoo u dhexeeya duqa Sooshaalistaha iyo xisbiga far-left ee France Unbowed.

Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha (FGC meeting). Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in maanta kulanka Billaha ah diiradda lagu saaray waxyaabihii guddiga u qabsoomay iyo caqabadihii ka horyimid tan iyo markii la dhisay Guddigan. “Waxaan maanta shirgudoomiyay kulanka Billaha ah […]

- Advertisement -

“Waxaan maanta shirgudoomiyay kulanka Billaha ah ee guddiga dhaqaalaha (FGC meeting) oo aan diiradda ku saarnay waxyaabaha inoo qabsoomay iyo caqabadaha jira sidii looga gudbi lahaa” ayuu yiri Wasiir C/raxmaan Ducaale Beyle.

IMF ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in Dowladda Sooomaaliya buuxisay dhammaan 27-dii shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) uu ku xiray si deymaha lagu leeyahay looga cafiyo.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories