HomeMaqalDhageyso:-Maxaa ka jira in guddoomiyihii Gobolka Hiiraan shuruud ku xiray inuu xilka...

Dhageyso:-Maxaa ka jira in guddoomiyihii Gobolka Hiiraan shuruud ku xiray inuu xilka wareejiyo?

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Waxaa jiray Warar soo baxayay warar sheegayay in guddoomiyihii dhawan xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow uu shuruud ku xiray in uu diiday wareejinta xilkaas,balse uu ka hadlay. Hadaba Radio Dalsan ayuu la soo xiriiray waxana wax laga weeydiiyey waxa ka jira arrintaas iyo waxa ka jira in dhaqaalo farabadan ka […]

- Advertisement -

Waxaa jiray Warar soo baxayay warar sheegayay in guddoomiyihii dhawan xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow uu shuruud ku xiray in uu diiday wareejinta xilkaas,balse uu ka hadlay.

Hadaba Radio Dalsan ayuu la soo xiriiray waxana wax laga weeydiiyey waxa ka jira arrintaas iyo waxa ka jira in dhaqaalo farabadan ka gashay dhismaha Wadooyinkii ku bur buray fahataadii iyo roobabkii ka da’ay Magalada Baladweyne.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in mashruucii lagu dhisay Wadooyinkaas dad farbadan oo reer Hiiraan ah ay dhaqaalo badan ku bixiyeen,isla markaana Shaqooyinkaas oo diil loo qabtay in dadkii ka barakacay Baladweyne ay dib u soo laabtaan,isaguna uu ka mid ahaa dadkii hogaaminayey.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in uu diyaar u yahay inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan yuusuf Axmed Hagar(Dabageed).

Gaba gabadii waxa uu sheegay in isagu uu xiriir la sameeyey guddoomiyaha Cuusb ee Gobolka Hiiraan,uguna hambalyeeyey xilkaasi loo Magacaabay lana Sahqeyn doono.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday.

Latest stories