HomeWararDad ku dhintay shil ka dhacay Magalada Muqdisho

Dad ku dhintay shil ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Inta la xaqiijiyey laba ruux ayaa ku geeriyootay Shil Maanta ka dhacay agagaarka isgoyska oo kala qeybiya Isgoysyada Xamarweyne iyo Xamar Jajab ee Magalada Muqdisho. Labada ruux ay geeriyootay ayaa waxa ay saarnaayeen Mooto Bajaaj,kuwaas oo kala ahaa darawalkii mootada iyo ruux uu waday. Mooto Bajaajta ayaa goobjoogayaal waxaa ay sheegeen in ay ku dhacday […]

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyey laba ruux ayaa ku geeriyootay Shil Maanta ka dhacay agagaarka isgoyska oo kala qeybiya Isgoysyada Xamarweyne iyo Xamar Jajab ee Magalada Muqdisho.

Labada ruux ay geeriyootay ayaa waxa ay saarnaayeen Mooto Bajaaj,kuwaas oo kala ahaa darawalkii mootada iyo ruux uu waday.

- Advertisement -

Mooto Bajaajta ayaa goobjoogayaal waxaa ay sheegeen in ay ku dhacday gaari nooca Xamuulka qaada ka sokow dhimasahda,waxaa bur bur xoogan soo gaartay mootadii.

Shilkaan sababay dhimashada ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli shalay shil gaari oo ka dhacay Laba dhagax uu ku geeriyooday hal ruux.

Latest stories