HomeWararMasuul ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo la dilay

Masuul ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo la dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan dil agaagarka Sarta seybiyaano ee degmada hodan loogu geystay masuul ka tirsanaa Maamulka gobolka Banaadir. Dilka ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo watay Dabaabaadka ama Gawaarida ciidamada ay rasaas ku fureen Gaari uu watay Dayax Iimaan Xasan oo ka Shaqeynayey waaxda farsamada dhulka […]

- Advertisement -

Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan dil agaagarka Sarta seybiyaano ee degmada hodan loogu geystay masuul ka tirsanaa Maamulka gobolka Banaadir.

Dilka ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo watay Dabaabaadka ama Gawaarida ciidamada ay rasaas ku fureen Gaari uu watay Dayax Iimaan Xasan oo ka Shaqeynayey waaxda farsamada dhulka ee Dowladda hoose ee Xamar.

- Advertisement -

Warar aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in ka hor dilka ay wada murmeen mid ka mid ah askarta soorneyd Gaariga iyo Marxuum Iimaan kadib markii wadada ay noqotay mid mashquul badan,sidaasina uu ku rasaaseeyey.

Sidoo kale waxaa la sheegay in gacanta lagu dhigay Askarigii ka dambeeyey dilkaas,isla markaana la geeyey xarunta dambi-baarista ee CID-da.

Latest stories