HomeMaqalDhageyso:-Taliska Booliska oo sheegay in dad loo xiray Haweeneydii lagu dhex dilay...

Dhageyso:-Taliska Booliska oo sheegay in dad loo xiray Haweeneydii lagu dhex dilay Jaamacadda Somalia

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Taliska Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay dad u soo xireen dilalkii Maanta ka dhacay Magalada muqdisho oo ay ku jirtay Aamino Xuseen Xasan oo maanta barqadii lagu dhex dilay Jaamacad ay dhiganeysay. Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa sheegay inay hayan ilaa 8 ruux oo […]

- Advertisement -

Taliska Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay dad u soo xireen dilalkii Maanta ka dhacay Magalada muqdisho oo ay ku jirtay Aamino Xuseen Xasan oo maanta barqadii lagu dhex dilay Jaamacad ay dhiganeysay.

Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa sheegay inay hayan ilaa 8 ruux oo lagu eedeynayo ilaa 4 dil oo Maanta ka dhacay Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in dilalka dadka loo soo qabtay ay yihiin,Aamino xuseen xasan oo lagu dhex dilay Jaamacadda Soomaaliya(Uniso),Masul ka tirsanaa Maamulka G/Banaadir oo lagu dilay Agagaarka Daarta seybiyaano iyo Ninkii Odayga ahaa ee la dilay kadibna la gubay,kadib markii loogu tegay Garaash uu ku lahaa Xaafada Towfiiq.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in dadkaas ay baaris ku socoto,isla markaana qofkii ay ku cadaato maxkamad lahorgeyn doono.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise.

Latest stories