HomeMaqalDhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab+Sawirro

Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab+Sawirro

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ciidamada Darawiishta Jubbaland iyo Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Janaay Cabdalle oo qiyaastii 60km u jirta Magalada Kismaayo. Howlgalkaan oo dhacay aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa lagu qaaday fariisin Al-Shabaab ku leeyihiin aaga deegaanka Janaay Cadalla iyo deegaano kale. Taliyaha Ciidamada qeybta 43,aad […]

- Advertisement -

Ciidamada Darawiishta Jubbaland iyo Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Janaay Cabdalle oo qiyaastii 60km u jirta Magalada Kismaayo.

Howlgalkaan oo dhacay aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa lagu qaaday fariisin Al-Shabaab ku leeyihiin aaga deegaanka Janaay Cadalla iyo deegaano kale.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada qeybta 43,aad ee Danab Jubaland Xasan Aadan Maxamed Ciraaqi ayaa sheegay Ilaa 17 kamid ah Al-Shabaab oo saraakiil ay ku jiraan in lagu dilay howlgalkaas,isla markaana laga soo furtay hub kala duwan oo ay heysteen.

Waxa uu sheegay in sidoo kale howlgalka laga fuliyey deegaano u dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hosoe oo ay maamulaan Al-Shabaab,isaga oo soo bandhigay 6 qori AK47 iyo laba BKM ama Dabajeexa iyo hal isgaarsiinta Ciidanka ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada qeybta 43,aad ee Danab Jubaland Xasan Aadan Maxamed Ciraaqi.

- Advertisement -

Latest stories