HomeWararXildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil"Al-Shabaab waxay u soo dalxiis tagaan Magalada Muqdisho"

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil”Al-Shabaab waxay u soo dalxiis tagaan Magalada Muqdisho”

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Weli waxaa socota hadal jeedinta xildhibaanada Golaha Shacabka kal-fadhiga 4aad kualnkiisa labaad oo xildhibaanadu ay uga hadlayaan amniga dalka. Xildhibaano dhowr ah oo hadlay ayaa Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre ku eedeyey inay ku fashilantay sugida amniga dalka,isla markaana ay la xisaabtamayaan. Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka ayaa marka hore sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa socota hadal jeedinta xildhibaanada Golaha Shacabka kal-fadhiga 4aad kualnkiisa labaad oo xildhibaanadu ay uga hadlayaan amniga dalka.

Xildhibaano dhowr ah oo hadlay ayaa Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre ku eedeyey inay ku fashilantay sugida amniga dalka,isla markaana ay la xisaabtamayaan.

- Advertisement -

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka ayaa marka hore sheegay in Dowladda Sacuudiga Soomaaliya ugu deeqday Kunteenarro hub ah,kuwaas oo aan wax laga siin Maamul goboleedyada.

“Aawa Kunteenarradii hubka ahaa ee dowladda Sacuudiga soomaaliya siisay,maamul goboleedyada waa loo diiday,waxan ka cabsi qabaa in sihoose iibiyey,Al-Shabaab waxay usoo dalxiis Tagaan magaalada Muqdisho, Kaddib Markii ay waayeen caburin Kaga timaadda dhanka dowladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts