HomeWararSawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga oo balan qaad u sameeyey Ciidamada Xoogga dalka

Sawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga oo balan qaad u sameeyey Ciidamada Xoogga dalka

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo ay wehliso Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Marwo Aamina Siciid ayaa Kormeer ku Tagay Xarunta Tababarada General Gordan ee Muqdisho Taas oo Hore Gacanta ay ugu heysay Dowladda Imaaraadka Carabta Balse ay la Wareegtay Dowladda Somaliya.

Wasiirka ayaa Warbixin ka dhageystay Taliska Guutada 14 Octoobar Ee Degan Xaruntaas.

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa Saraakiisha u sheegay in Dowlada Federaalka ay ku dadaaleyso sidii ciidammada u heli lahaayeen Tababaro iyo Qalab Casri ah, iyadoo ku guuleysatay inay daboosho howlihii Imaaraadka ka waday xaruntaasi, waana balanqaad uu hore u sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Dhanka kale Marwa Aamina Siciid ayaa Xustay in Madaxtooyadu ay kala Shaqeyn doonto Taliska Xaruntaas Bilicda iyo qalabeynta Xarunta.

Ciidammada 14-ka Octoobar ayaa deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose waxay kala wareegeen Al shabaab, iyagoo burburiyay Saldhigyo ay kasoo abaabuli jireen Al shabaab Weeraro sida ay sheegeen saraakiisha.

- Advertisement -

Latest stories