HomeWararDowlad Goboleedyada oo jawaab ka bixiyey heshiiskii Waare iyo dowladda Federaalka

Dowlad Goboleedyada oo jawaab ka bixiyey heshiiskii Waare iyo dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowlad goboleedyada ayaa waxaa jawaab deg deg ah ay ka bixiyeen heshiiskii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu la heshiiyey Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in Maamulka Hir-Shabeelle uu u madax banaan yahay mowqifkiisa,isla markaana uusan saameyn ku yeelan doonin go’aanadii ka soo baxay shirkii Kismaayo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad goboleedyada ayaa waxaa jawaab deg deg ah ay ka bixiyeen heshiiskii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu la heshiiyey Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in Maamulka Hir-Shabeelle uu u madax banaan yahay mowqifkiisa,isla markaana uusan saameyn ku yeelan doonin go’aanadii ka soo baxay shirkii Kismaayo.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale sheegeen in dhibaatada taagan iyo khilaafka ka dhex jira dowladda Federaalka iyo dowlad Goboledyada uu yahay mid ku qotoma Arrimaha Amniga,Kheyraadka dalka , Dastuurka iyo awood qeybiga.
Hoos ka Akhriso War-saxaafadeed ay soo saareen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts