HomeWararDEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Magalada Baladweyne

DEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Magalada Baladweyne

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow duleedka degmadas lagu dilay Nin Oday ah.

Deegaanka dilka uu ka dhacay ayaa waxaa lagu Magacaabaa Baardheere,waxana uu u dhow yahay deegaanka booco oo 20km u jira Magalada Baladweyne.

Ninka la dilay ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Tawane Ciiloow,waxana eheladiisa ay sheegeen in dilkiisa ay ka dambeeyeen Al-Shabaab.

Mid ka mid ah Carruurtiisa oo aan la hadalnay ayaa Dalsan waxa uu u sheegay in Aabahood oo watay gaari ay qabteen Al-Shabaab,isla markaana muran soo kala dhex galay kadib ay dhowr xabadood ku dufteen.

Mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisah ciidamada xaslinta Magalada Baladweyne weli wax faah faahin ah kama bxiin dilkaas.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories