HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha Jabuuti oo lagu soo dhaweeyey Sacuudiga

Sawirro:-Madaxweynaha Jabuuti oo lagu soo dhaweeyey Sacuudiga

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaareen Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada Jeddah ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga iyo xubno kale. Intaasi kadib Madaxweyne  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa  kulan la qaatay Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Cabdu lcasiis,iyaga oo kawada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaareen Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada Jeddah ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga iyo xubno kale.

- Advertisement -

Intaasi kadib Madaxweyne  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa  kulan la qaatay Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Cabdu lcasiis,iyaga oo kawada hadlay xiriirka labada dal, arrimaha iskaashiga, nabad ku soo dabaalida Gobolka,iyo arrimo kale oo xasaasi ah.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa lagu wadaa in uu Magaalada Jeddah kula kulmo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.

- Advertisement -

 

Latest stories