HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Caasho Koos'' Ciidamada Dowladda waan ka cabsanaa, mana tusno Aqoonsiyadeenna"

Dhageyso:-Xildhibaan Caasho Koos” Ciidamada Dowladda waan ka cabsanaa, mana tusno Aqoonsiyadeenna”

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Xildhibaan Caasho koos oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka  Soomaaliya ayaa waxa ay aad uga hadashay xaalada amni ee dalka gaar ahaan Magalada Muqdisho,iyada oo hay’adaha amniga dhaliil u jeedisay. Waxa ay sheegtay in wadanka ay ka jirto marxalad amni oo aad u daran,isla markaana waajib ay tahay qof walba oo soomaali ah in […]

- Advertisement -

Xildhibaan Caasho koos oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka  Soomaaliya ayaa waxa ay aad uga hadashay xaalada amni ee dalka gaar ahaan Magalada Muqdisho,iyada oo hay’adaha amniga dhaliil u jeedisay.

Waxa ay sheegtay in wadanka ay ka jirto marxalad amni oo aad u daran,isla markaana waajib ay tahay qof walba oo soomaali ah in uu ka Shaqeeyo,sidoo kalena loo baahan yahay in qof walba uu gurigiisa ka bilaabo.

- Advertisement -

Iyada sii hadleysay ayey sheegtay in Maanta Xildhibaanada loo baaray si ka duwan sidii hore xilligii ay ku wajahnaayeen Xarunta Golaha Shacbaka Soomaaliya,balse ay isku qancisay dhaawwiii dhawaan loo geystay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

“Mudane Guddoomiye anagu markaan soo marno dariiqyada ciidankii qaranka soomaaliyeed waan ka cararnaa habeen hadii ay tahay matusno Aqoonsigeena,hooyo soomaaliyeed waaye ayaan Wadada ku soo marnaa.

Ugu dambeyn waxa ay ku baaqday in mas’uuliyiinta Hay’adaha amniga loo yeero si baarlamaanka Soomaaliya ay wax uga weydiiyaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Caasho Koos.

Latest stories