HomeCaalamkaSawirro:-Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra'iisul Wasaare kheyre oo Soomaaliland xil u Magacaawday

Sawirro:-Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare kheyre oo Soomaaliland xil u Magacaawday

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta Wakiilka Soomaaliland u jooga dalka Mareykanka waxa uu u Magacaabay Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sarkaalka ayaa waxaa lagu Magacaabaa Bashiir Good,waxaana Maanta uu la wareegay xilkaas oo uu horay u haayey Masuul kale oo lagu Magacaabo Rashid Garuf. Magacaabistan Sarkaalka ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare kheyre […]

- Advertisement -

Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta Wakiilka Soomaaliland u jooga dalka Mareykanka waxa uu u Magacaabay Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sarkaalka ayaa waxaa lagu Magacaabaa Bashiir Good,waxaana Maanta uu la wareegay xilkaas oo uu horay u haayey Masuul kale oo lagu Magacaabo Rashid Garuf.

- Advertisement -

Magacaabistan Sarkaalka ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare kheyre ee loo Magacaabey Wakiilka Soomaaliland ee dalka Mareykanka weli wax war ah kama soo saarin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Latest stories