HomeWararGuddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la Magacaabey

Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la Magacaabey

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Waxaa Maanta Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaas. Kulanka ayaa marka hore waxa ay Xildhibaanada uga doodeen mooshinkii ay ka keeneen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug,iyaga oo halkaasi ku soo bandhigay waxyaabaha ay ku eedeynayaan. Doodheer kadib xildhibaanada ayaa ku balamay in maalinta berito ah codka kalsooniada loo […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaas.

Kulanka ayaa marka hore waxa ay Xildhibaanada uga doodeen mooshinkii ay ka keeneen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug,iyaga oo halkaasi ku soo bandhigay waxyaabaha ay ku eedeynayaan.

- Advertisement -

Doodheer kadib xildhibaanada ayaa ku balamay in maalinta berito ah codka kalsooniada loo qaado Mooshinka ay ka keeneen Madaxweyne ku xigeenka sida uu Goobta ka sheegay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo kulanak shir guddoominayay.

Intaasi kadib waxaa intii uu kulanka socday la Magacaabay Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug maadaama ay sheegeen inay khamiistii la soo dhaafay ay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka Cali Gacal Casir oo ku sugan Magalada Cadaado.

Guddiga doorashooyinka oo ka kooban 11 xubnood ayaa soo diyaarin doona qaabka ay u dhaceysa doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Latest stories