HomeCaalamkaFaarax Macalin “Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreega waxaana u dambeyn doonto...

Faarax Macalin “Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreega waxaana u dambeyn doonto sida Cabdi Iley”

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Siyaasiga faarax Macalin marna soo noqday hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Madaxda Dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya oo dhawaan sheegay inay hakiyeen xiriirkii wadashaqeyneyd ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Faarax Macalin ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka waxa uu ku sheegay in Madaxda Dowlad Goboleedyada ay yihiin sida […]

- Advertisement -

Siyaasiga faarax Macalin marna soo noqday hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Madaxda Dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya oo dhawaan sheegay inay hakiyeen xiriirkii wadashaqeyneyd ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Faarax Macalin ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka waxa uu ku sheegay in Madaxda Dowlad Goboleedyada ay yihiin sida agoonta tigreega oo kale,isla markaana noqon doonaan sidii Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar.

- Advertisement -

“Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreyga waxaana u dambeyn doonto sida Cabdi Iley,ayuu yiri Siyaasiga faarax Macalin.

Sidoo kale wax auu sheegay in Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu bedelay taliyeyaashii xiriirka la lahaa Al-Shabaab ee TPLF(Tigreega) balse waxa hadda haray Agoontii tigreeda ee madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaalida,wuuna ugu baaqay inay dharkooda xirxirtaan ayna u dambeyn doono sidii Cabdi Iley oo kale.

Latest stories