HomeWararDhageyso:-Banaanbax ka dhacay Xaafad ka tirsan Magalada Muqdisho

Dhageyso:-Banaanbax ka dhacay Xaafad ka tirsan Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Shalay ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxa ay holwgal ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Kaxda ee Gobolkan Banaadir,iyaga oo howlgalkaas ku dilay laba Nin oo ay Saraakiishu sheegeen inay ahaayeen burcad halka 8 kale ay Gacanta ku dhigeen. Maanta ayaa waxaa banaanbax looga soo horjeedo dilka labadaasi Nin oo ay Saraakiishu burcad ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxa ay holwgal ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Kaxda ee Gobolkan Banaadir,iyaga oo howlgalkaas ku dilay laba Nin oo ay Saraakiishu sheegeen inay ahaayeen burcad halka 8 kale ay Gacanta ku dhigeen.

Maanta ayaa waxaa banaanbax looga soo horjeedo dilka labadaasi Nin oo ay Saraakiishu burcad ku sheegeen waxaa uu ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Shacabka degmada Kaxda ee banaanbaxa dhigay ayaa waxa ay sheegeen in labadaasi nin ee la dilay uu ka mid ah ahaa Askarta degmada halka midka kale uu ahaa qof Shacab ah,isla markaana asyan labadooda aheyn burcad.

Waxa ay sheegen in amarka lagu dilay labadaasi Nin uu bixiyey Guddoomiyaha degmada Kaxda,waxaana ay dalbadeen in cadaalada lahor-keeno dadkii ka dambeeyey dilkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codadka banaanbaxayasha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts