HomeWararSawirro:-Wasiir Maareeye oo la kulmay dhigiisa dalka Finland

Sawirro:-Wasiir Maareeye oo la kulmay dhigiisa dalka Finland

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wasaaradda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi uu hogmaaniyo oo safar shaqo ku joogo dalka Finland waxaa la kulmay dhigiisa Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta ee dalkaas Ms Anne-Mari Virolainen. Labada mas’uul ku oo ku shiray dalka Finland ayaa ka wada hadlay sidii loo xooxjin lahaa xiriirka Ganacsi iyo […]

- Advertisement -

Wasaaradda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi uu hogmaaniyo oo safar shaqo ku joogo dalka Finland waxaa la kulmay dhigiisa Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta ee dalkaas Ms Anne-Mari Virolainen.

Labada mas’uul ku oo ku shiray dalka Finland ayaa ka wada hadlay sidii loo xooxjin lahaa xiriirka Ganacsi iyo maalgashi ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Finland.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen Wasiiradda sidii Shirkadaha labada wadan ay u yeelan lahaayeen Ganacsi wadaag iyo Isdhaafsi Cilmiga iyo Technology-yada Ganacsiga, Wershadaha iyo waxsoosaarka kheyraadka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdi Xayir Maareeye ayaa iy wafdigiisa ayaa la kulmay madax shirkado iyo Maalqabeeno danaynaya in ay maalgashadaan Soomaaliya.

Dhinaca kale Wasiir Maareeye ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Somalida ee dalka Finland ku dhaqan,isagoona ka xogwareystay nolosha Finland ,isla markaana u jeediyay Jaaliyadda dardaaran.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories