HomeCaalamkaBoooliska Kenya oo qabtay Maandooriyaha Xashiishka

Boooliska Kenya oo qabtay Maandooriyaha Xashiishka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ciidamada Booliska Kenya ee ku sugan Magalada Xeebeedka Mombasa ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Bondeni waxa ay ku qabteen maandooriyaha loo yaqaano Xashiishka Saraakiisha booliska ayaa waxa ay sheegeen in maandooriyaha Xashiishka ay qabteen loo waday Magalada Gaarisa balse ay ka war heleen sidaasina ay ku qabteen. Taliyaha ciidanka booliiska Magalada Mombasa Johnstone Ipara […]

- Advertisement -

Ciidamada Booliska Kenya ee ku sugan Magalada Xeebeedka Mombasa ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Bondeni waxa ay ku qabteen maandooriyaha loo yaqaano Xashiishka

Saraakiisha booliska ayaa waxa ay sheegeen in maandooriyaha Xashiishka ay qabteen loo waday Magalada Gaarisa balse ay ka war heleen sidaasina ay ku qabteen.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka booliiska Magalada Mombasa Johnstone Ipara oo ku sugnaa goobtii lagu soo bandhigay xashiishka ayaa sheegay inay sidoo kale Gacanta ku dhigeen Wiil 21 jir ah oo doonayay inuu bas u saaro Magalada Gaarisa.

Waxa uu sidoo kale sheegay in xilliga la qabanayey Xashiishka lagu soo dhex qariyey Jawaano ay ku jireen  kabaj iyo basal balse baaritaan dheer kadib iyo shaki ka galay jawaanka lagu qabtay Xashiishka.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Ciidamada Booliska Kenya ay diyaar u yihiin mar walba inay ka hor tagaan waxyaabaha maanka dooriya oo mararka qaar dhalinyaradu ay ka Ganacsadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories