HomeCaalamkaRa'iisul Wasaarihii Jamhuuriyadda Abkhazia oo Shil ku geeriyooday

Ra’iisul Wasaarihii Jamhuuriyadda Abkhazia oo Shil ku geeriyooday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Saraakiisha ku sugan Jamhuuriyadda Abkhazia ee ka go’day Georgia ayaa sheegay in ra’iisul wasaarihii Jamhuriyaddaasi uu ku geeriyooday shil baabuur. Warbaahinta Ruushka ayaa kusoo warrantay in ra’iisul wasaare Gennady Gaguliya uu la socday kolonyo baabuur ah oo ka dhaqaaqay garoonka diyaaradaha ee ku yaalla magaalada Sochi ee dalka Ruushka, xilliggaasina uu shilka dhacay. Ra’iisul wasaaraha […]

- Advertisement -

Saraakiisha ku sugan Jamhuuriyadda Abkhazia ee ka go’day Georgia ayaa sheegay in ra’iisul wasaarihii Jamhuriyaddaasi uu ku geeriyooday shil baabuur.

Warbaahinta Ruushka ayaa kusoo warrantay in ra’iisul wasaare Gennady Gaguliya uu la socday kolonyo baabuur ah oo ka dhaqaaqay garoonka diyaaradaha ee ku yaalla magaalada Sochi ee dalka Ruushka, xilliggaasina uu shilka dhacay.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Abkhazia, Gennady Gaguliya ayaa kamid ahaa wefddi dhawaan gaaray dalka Suuriya.

Abkhazia ayaa ka go’day Georgia sannadkii 1992-dii xilliggaasi oo ay taagnaayeen dagaallo sokeeye balse caalamka aqoonsi kama aysan helin. Ruushka ayaa taageeraa Abkhazia.

Latest stories