HomeCaalamkaHoggaamiye Mucaarad ahaa oo ka faa’iideystay isbedelada Itoobiya

Hoggaamiye Mucaarad ahaa oo ka faa’iideystay isbedelada Itoobiya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hoggaamiyiha ururka Ginbot 7, Berhanu Negu ayaa dib ugu laabtay dalka Itoobiya kaddib markii uu dalkaasi ka maqnaa in ka badan 10 sanno. Hoggaamiyaha ururka Ginbot 7 Berhanu Nega ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa, tageerayaashiisa ayaa lagu arkayay waddooyinka magaalada iyagoo sita calanka Itoobiya. Waxaa la filaya inuu tageerayaashiisa kula hadlo […]

- Advertisement -

Hoggaamiyiha ururka Ginbot 7, Berhanu Negu ayaa dib ugu laabtay dalka Itoobiya kaddib markii uu dalkaasi ka maqnaa in ka badan 10 sanno.

Hoggaamiyaha ururka Ginbot 7 Berhanu Nega ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa, tageerayaashiisa ayaa lagu arkayay waddooyinka magaalada iyagoo sita calanka Itoobiya.

- Advertisement -

Waxaa la filaya inuu tageerayaashiisa kula hadlo fagaaraha ugu wayn ee halkaasi ku yaalla.

Weriyaha BBC-da ee ku sugan dalka Itoobiya ayaa kusoo warramaya in Berhanu Negu uu kamid noqonaya hoggaamiyeyaasha ugu sarreysa mucaaradka ee ka faa’idaystay isbaddallada ka socda Itoobiya oo uu garwadeen ka yahay ra’iisul wasaaraha dalkaasi Abiy Axmed.

Ururka Ginbot 7 ayay dowladda Itoobiya dhawaan ka saartay liiska kooxaha ay u aqoonsanayd argagaxisda.

Latest stories