HomeCaalamkaDowladda oo Warka soo saartay dhaca iyo boobka lagu hayo Ganacsatada Soomaaliyeed...

Dowladda oo Warka soo saartay dhaca iyo boobka lagu hayo Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dhamaadka bishii hore tuulooyin hoos taga magaalada Johanesburg ee dalka koofur afrika laga barakiciyay Ganacsatadii ajaaniibta aheyd, kuwaasi oo badankoodu ahaa soomaali, itoobiyaan iyo Bangaladesh. Weerarkaan oo ay hormuud ka ahaayeen dadka deegaanka ee tuulada soweto ayaa waxaa boob iyo dhac loogu geystay ku dhowaad konton Mehradood, waxaana laga badbaashay boqolaal kale oo gurmad ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhamaadka bishii hore tuulooyin hoos taga magaalada Johanesburg ee dalka koofur afrika laga barakiciyay Ganacsatadii ajaaniibta aheyd, kuwaasi oo badankoodu ahaa soomaali, itoobiyaan iyo Bangaladesh.

Weerarkaan oo ay hormuud ka ahaayeen dadka deegaanka ee tuulada soweto ayaa waxaa boob iyo dhac loogu geystay ku dhowaad konton Mehradood, waxaana laga badbaashay boqolaal kale oo gurmad ka helay jaaliyadda Soomaalida iyo Ciidamada ammaanka.

- Advertisement -

Arinkaan ayaa yimid kadib markii farriimo xambaarsan jinsi naceyb baraha bulshada soo dhigeen dad ku eedeeynayo ganacsiga ajaaniibta ah in bulshada ka iibiyaan cunto Dhacsan.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya koofur afrika Amb: jamaal Maxamed Barrow oo ka warbixiyay Tallaabadii Safaaraddu ka qaaday Arrinkaas ayaa sheegay in Dowlada koofur afrika kala hadleen dadkii halkaasi lagu wax yeelleeyay hantidoodina lagu dhacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts