HomeCaalamkaAkhriso:-Khasaraha ka dhashay Diyaarad ku burburtay bartamaha Koonfurta Sudan

Akhriso:-Khasaraha ka dhashay Diyaarad ku burburtay bartamaha Koonfurta Sudan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Sagaal iyo toban qof ayaa ku dhintay inta la ogyahay diyaarad ku burburtay bartamaha dalka South Sudan.

Wasiir katirsan xukuumadda dalkaas (Taban Abel) ayaa sheegay in diyaaraddan oo u kala gooshaysay magaalooyinka Juba iyo Yirol ay ku dhex dhacday xero xilli ay isku dayaysay in ay caga dhigato.

- Advertisement -

Waxa uu intaas ku daray in afar qof ay ka badbaadeen Shilka oo ay kamid yihiin laba caruur ah iyo dhakhtar Talyaani ah oo dhaawac halis ahi uu soo gaaray.

Latest stories