HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare Khayre oo Sagootiyay Michael Keating

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Sagootiyay Michael Keating

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay Michel keating oo ah wakiilkii qaramada midoobay ee Soomaaliya intii u dhexeysay 2016-2018. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa haddiyado guddoonsiiyay Michel keating, waxa uuna uga mahadceliyay Shaqadii wanaagsanayd ee uu dawladda Soomaaliya la qabtay intii dalka ka […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay Michel keating oo ah wakiilkii qaramada midoobay ee Soomaaliya intii u dhexeysay 2016-2018.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa haddiyado guddoonsiiyay Michel keating, waxa uuna uga mahadceliyay Shaqadii wanaagsanayd ee uu dawladda Soomaaliya la qabtay intii dalka ka shaqaynayay.

- Advertisement -

Michael keating oo dhamaysatay xilli hawleedkiisii Soomaaliya ayaa waxaa bedelaya ergayga Cusub ee qaramada midoobay u soo magacaawday Soomaaliya kaas oo lagu Magaabo Nicholas Haysom,isla markaana u dhashay dalka Koonfur Afrika.

Latest stories