HomeCaalamkaDiyaaradaha dagaalka Ruushka oo duqaymo hor leh ka gaystay gobolka Idlib

Diyaaradaha dagaalka Ruushka oo duqaymo hor leh ka gaystay gobolka Idlib

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Diyaaradaha dagaalka Ruushka ayaa weeraro hor leh ka fuliyay gobolka Idlib ee dalka Suuriya, sida ay sheegayaan kooxda la socodka xaaladda Suuriya.

Duqayntan ayaa la sheegay in lagu beegsaday deegannada ay mucaaradka ku xooggan yihiin ee ku yaalla koonfur galbeed dalkaasi, sida ay sheegayaan kooxda la socota xaaladda Suuriya oo uu fadhigeedu yahay Britain.

- Advertisement -

Turkiga iyo dalal kale ayaa ka digay in weeraradan ay horseedi karaan masiibo baani’aadanimo.

Kumannaan qof ayaa shalay dibadbaxyo ka dhigay waddooyinka gobolkaasi markii salaaddii Jimacaha laga soo baxay.

Waxayna ka codsanayeen beesha caalamka inay soo farageliyaan howlgallada laga wada goobaha ay mucaaradka ku xooggaan yihiin.

Latest stories