HomeCaalamkaMadaxda ugu sareysa ONLF oo ku soo wajahan Magalada Muqdisho

Madaxda ugu sareysa ONLF oo ku soo wajahan Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xubnaha ugu sareeya Jabhada hubeysan ee ONLF ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaaraan Magalada Muqdisho kadib markii ay casuumaad ka heleen Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya. Shalay ayaa waxaa Asmara ku kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Guud ee ONLF Maxamed Cumar Cismaan  ,iyaga oo ka wada hadlay sidii xal looga gaari lahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha ugu sareeya Jabhada hubeysan ee ONLF ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaaraan Magalada Muqdisho kadib markii ay casuumaad ka heleen Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shalay ayaa waxaa Asmara ku kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Guud ee ONLF Maxamed Cumar Cismaan  ,iyaga oo ka wada hadlay sidii xal looga gaari lahaa mad madowgii soo kala dhex galay.

- Advertisement -

Xildhibaan Sakariya Xaaji Cabdi oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya kuna sugan Magalada Asmara ayaa xaqiijiyey in Madaxda ugu sareysa ONLF ay imaanayaan Muqdisho,waxaana uu sheegay in ay wadahadalo la yeelan doonaan Madaxda ugu sareysa dalka.

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in kulankii labaad ee Asmara ku dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha Guud ee ONLF uu is-afgarad uu ku dhamaaday,isla markaan ay timid in dowladda Soomaaliya ay Muqdisho ku casuunto Madaxda ugu sareysa ONLF.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts