HomeCaalamkaErdogan iyo labo madaxweyne oo kale oo yeelanaya shir xasaasi ah

Erdogan iyo labo madaxweyne oo kale oo yeelanaya shir xasaasi ah

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Shir saddex geesoood ah oo looga arrinsanayo collaadda Suuriya ayaa la qorsheeyay in uu galinka dambe ee maanta ka billawdo dalka Iiraan. Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdugan, ayaa lagu wadaa in uu la kulmo madaxweyne yaasha Iiraan iyo Ruushka. Turkiga ayaa sii xoojiyay walaaca ay muujiyeenhay’adaha Qaramada Midoobay ee ah in dagaal dhanka dhulka ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir saddex geesoood ah oo looga arrinsanayo collaadda Suuriya ayaa la qorsheeyay in uu galinka dambe ee maanta ka billawdo dalka Iiraan.

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdugan, ayaa lagu wadaa in uu la kulmo madaxweyne yaasha Iiraan iyo Ruushka.

- Advertisement -

Turkiga ayaa sii xoojiyay walaaca ay muujiyeenhay’adaha Qaramada Midoobay ee ah in dagaal dhanka dhulka ah oo lagu qaado magaalada Idlib ee ay gacanta ku hayaan Jabhaduhu in ay keeni karto qaxooti cusub oo badan oo ka soo tallaaba xadka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts