HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Magalada Asmara

Sawirro:-Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Magalada Asmara

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wafdi uu hoggaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Caawa waxaa lagu soo dhaweeyey Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritaria. Wafdiga Madaxweynaha oo ka yimid Wadanka shiinaha ayaa waxaa Garoonaka diyaaradaha Asmara ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Eritaria Asaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ku wada sugan Magalada Asmara. Madaxweyne Farmaajo ayaa […]

- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Caawa waxaa lagu soo dhaweeyey Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritaria.

Wafdiga Madaxweynaha oo ka yimid Wadanka shiinaha ayaa waxaa Garoonaka diyaaradaha Asmara ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Eritaria Asaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ku wada sugan Magalada Asmara.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo Shirka Saddex Geesood ah oo dhexmari doona Madaxweynaha Eritaria,Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweyne Farmaajo kaas oo looga hadli doono arrimo dhowr ah.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Caawa waxa uu kulamo gooni gooni ah la qaadan doonaa Madaxda Eritaria iyo Madaxda kale ee ku sugan dalkaas.

Latest stories