HomeWararGudoomiye ku xigeenka Gobalka Sh/hoose oo ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa

Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Sh/hoose oo ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wararka ka imaanaya degmada Dharkeenleey ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax gaari waxana ka soo baxaya faahfaahino kala duwan qaabka uu u dhacay qaraxa iyo cidda lala beegsaday. Warar ay heshay Idaacada Dalsan ayaa sheegaya in uu qarxay gaari uu lahaa gudoomiye ku xigeenka gobalka Sh/hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya degmada Dharkeenleey ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax gaari waxana ka soo baxaya faahfaahino kala duwan qaabka uu u dhacay qaraxa iyo cidda lala beegsaday.

Warar ay heshay Idaacada Dalsan ayaa sheegaya in uu qarxay gaari uu lahaa gudoomiye ku xigeenka gobalka Sh/hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle oo marayay meel ku dhow xaafada Dabkaya Madow ee degmada Dharkeenley.

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka gobalka Sh/hoose C/fitax Xaaji Cabdulle oo la hadlay Idaacada dalsan ayaa sheegay in uu qarxay gaari uu lahaa lakin xiligaas aanu saarnayn isla markaana aysan jirin cid wax ku noqotay qaraxaas.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts