HomeCaalamkaWasiiro ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo...

Wasiiro ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maalinta Qaran ee qaxootiga soo noqonaya iyo barakacayaasha ayaa lagu iclaamiyey shirkii Qaxootiga Qaranka ee dhacay sanadkii 2017-kii waxaana sanad kadib munaasabadan looga hadlay marxaladda xiligan ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed ee dib uga soo laabtay dalal ay kamid yihiin Kenya, Yemen iyo Jabuuti sida uu sheegay Mudane Axmed C/kariin Nuur Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee […]

- Advertisement -

Maalinta Qaran ee qaxootiga soo noqonaya iyo barakacayaasha ayaa lagu iclaamiyey shirkii Qaxootiga Qaranka ee dhacay sanadkii 2017-kii waxaana sanad kadib munaasabadan looga hadlay marxaladda xiligan ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed ee dib uga soo laabtay dalal ay kamid yihiin Kenya, Yemen iyo Jabuuti sida uu sheegay Mudane Axmed C/kariin Nuur Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha.

“Shirkii dhacay 30-kii bishii Augost ayaa lagu iclaamiyey maalintaan, waxaana loogu talo galay bal inaan la iloobin xaaladda Qaxootiga iyo Barakacayaasha”ayuu yiri guddoomiyaha

- Advertisement -

Luul Muuse Ismaaciil oo madax u ah qaxootiga kasoo laabtay dalka Yemen ayaa sheegtay in wali ay jiraan duruufo guud ahaan ay dareemayaan Qaxootigii dalka dib ugu soo laabtay.

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo wasiir ku xigeenka Gargaarka Xildhibaan C/rashiid Maxamuud Xasan ayaa madasha ka sheegay in aan la ilaawin xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha soo laabtay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in dowladdu ay ka war qabto xaaladda dadkan, islamarkaana la wado qorshihii wax loogu qaban lahaa.

- Advertisement -

“Dowladdu waxey wadaa qorshihii dadkaan wax loogu qaban lahaa, runtii lama iloobin xaaladooda lkn wali dadaalkii ayan wadnaa”ayuu yiri wasiirka Arrimaha Gudaha

Latest stories