HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha DDSI oo booqday Deegaan lagu dilay Dad Soomaali ah

Sawirro:-Madaxweynaha DDSI oo booqday Deegaan lagu dilay Dad Soomaali ah

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa waxa uu booqday deegaanka Tulli-Guuled halkaas oo Maalin ka hor Qowmiyada Oromada ay ku dishay ku dhowaad 10 Ruux oo Soomaalida Itoobiya ah.

Madaxweyne Mustaga Cagjar oo ay la socdeen Xubno ka tirsan Dowlad deegaanka ayaa la kulmay Waxgaradka iyo Odayaasha Tuulada sida uu sheegay Cabdi Rashiid oo ka mid ah wafdiga Madaxweyne Cagjar

- Advertisement -

”Waxaan la kulanay anniga iyo madaxweyne Mustafe odayaasha Tulliguuleed, insha allah waxaan sidoo kale la kulmaynaa odayaasha beesha Jinacsanay. Madaxweyne Mustafe waxaa muhiimada koobaad u ah xalinta khilaafaadka xuduuda iyo dib-u heshiisiin guud oo deegaanka ka dhacda.

Madaxweyne Mustafa Cagjar oo kulanka ka hadlay ayaa isna waxa uu sheegay in ay ku dhaqaaqayaan waxkasta oo xal looga gaarayo  khilaafaadka xadka Soomaalida iyo Oromada,waxaana uu rajo ka muujiyey inay guuleysan doonaan.

Dagaalka u dhaxeeya Qowmiyada Oromada iyo Soomaalida Itoobiya ayaa ah mid mudo badan soo jiimayey,iyada oo aysan ku guuleysan inay nabad ka dhex dhigaan Madaxdii soo martay dalka Itoobiya.

- Advertisement -

Sidoo kale Maanta ayaa la filayaa in uu la kulmo Odayaasha Dhaqanka midka mid ah beelaha dega Tuulada Tulli-Guuleed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories