HomeCaalamkaMareykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Mareykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee (Africom) ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka ay duqeyn ku dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Duqeynta ay fuliyeen Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Federaalka ayaa waxaa lagu dilay Saddex kamid dagaalmayaasha  Al-Shabaab,waxaana duqeyntaasi ay ka dhacday meel 40 Km koonfur Galbeed ka jirta Magaalada Muqdisho Caasimada dalka Soomaaliya,sida lagu sheegay Warka ka soo baxay Mareykanka.

- Advertisement -

“Waxaan baaritaan ku sameyneynaa in duqeyntaas oo aan fulinay 27-kii Bishaan in ay waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah ayuu lagu yiri qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika.

Inta badan ayaa waxaa Gobolada dalka Soomaaliya ka dhaca duqeymo xoogan oo loo geysto Xarumaha ay leeyihiin Al-Shabaab,kuwaasi oo khasaaro kala duwan ay ka soo gaarto dadka Shacabka ah ee ka agdhow goobta laga fuliyay duqeynta.

Latest stories