HomeCaalamkaKhartuum: Riek Machar oo Saxiixay Heshiiskii ugu dambeeyey

Khartuum: Riek Machar oo Saxiixay Heshiiskii ugu dambeeyey

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Dhex dhexaadiye Sudaani ah ayaa sheegay in hoggaamiya mucaaradka ah ee Koonfur Sudan Riek Machar uu go’aansaday in uu saxiixo nuqulkii ugu dambeeyay ee heshiiska nabadda loogu soo dabaalayo dalka ay shanta sano dagaallada ragaadiyeen. Machar ayaa kula saxiixay magaalada Khartoum madaxweynaha Koonfur Suudaan Salva Kiir nuqulka heshiis qeexayay awood qeybsi . Kiir ayaa sidoo […]

- Advertisement -

Dhex dhexaadiye Sudaani ah ayaa sheegay in hoggaamiya mucaaradka ah ee Koonfur Sudan Riek Machar uu go’aansaday in uu saxiixo nuqulkii ugu dambeeyay ee heshiiska nabadda loogu soo dabaalayo dalka ay shanta sano dagaallada ragaadiyeen.

Machar ayaa kula saxiixay magaalada Khartoum madaxweynaha Koonfur Suudaan Salva Kiir nuqulka heshiis qeexayay awood qeybsi .

- Advertisement -

Kiir ayaa sidoo kale Talaadadii ku saxiixay Khartoum nuqulka la soo habeeyay oo heshiiska nabadda ku saabsan, balse waxa diidey in uu nuqulkaasi saxiixo Machar, isagoo su’aalo ka keeney tirada gobollada iyo xudduudadaha.

Maamulka Kiir ayaa gobolladii dalkaasi oo markii hore 10 ahaa ka dhigay 32 sanadkii 2015.

Latest stories