HomeWararBanaanbax ka socda Stadium Muqdisho & qeybtii u dambeysay ee Ciidanka AMISOM...

Banaanbax ka socda Stadium Muqdisho & qeybtii u dambeysay ee Ciidanka AMISOM oo ka baxay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qeybtii u dambeysay ee Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay waxa ay ka guureen Garoonka Kubada Cagta ee Stadiom Muqdisho ee degmada Wartanabada,halkaas oo mudo 9 Sano ah Xero Ciidan u aheyd. Dowladda Soomaaliya ayaa shalay lagu wareejiyey,waxana booqday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,iyada oo sidoo kale Garoonka lagu wareejiyey Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qeybtii u dambeysay ee Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay waxa ay ka guureen Garoonka Kubada Cagta ee Stadiom Muqdisho ee degmada Wartanabada,halkaas oo mudo 9 Sano ah Xero Ciidan u aheyd.

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay lagu wareejiyey,waxana booqday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,iyada oo sidoo kale Garoonka lagu wareejiyey Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.

- Advertisement -

Dhinaca kale Maanta waxaa gaaronka ka socda banaanbax lagu taageerayo ka bixitaanka Ciidamada AMISOM ee Garoonka Stadiom Muqdisho

Dadweyne kala duwan ayaa isugu tagay Garoonka Kubbada Cagta ee Muqdisho, halkaasi oo ay ku soo dhaweynayaan tallaabada Ciidamada Amisom ay kaga guureen.

Si kastaba  9-sano kadib in Ciidamada AMISOM ay ka baxaan Garoonka Stadiom Muqdisho, ayaa waxa ay ka dhigan tahay tallaabo wanaagsan oo ay qaaday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts