HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare Kheyre oo Muqdisho kula kulmay Xubno ka socda Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Muqdisho kula kulmay Xubno ka socda Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Kulankaan  uu  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Khayre  David William Concar  Safiirka Uk e Soomaliya  ayey  ugu  wada  hadleen   xoojinta    xariirka Tariikhiga ah ee ka dhaxeeya  Soomaaliya iyo Ingiriiska   iyo horumarinta iskaashiga Dhinacyadda Amniga  iyo  dhaqalaha.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Uk ee Soomaliya   Khayre  David William […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankaan  uu  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Khayre  David William Concar  Safiirka Uk e Soomaliya  ayey  ugu  wada  hadleen   xoojinta    xariirka Tariikhiga ah ee ka dhaxeeya  Soomaaliya iyo Ingiriiska   iyo horumarinta iskaashiga Dhinacyadda Amniga  iyo  dhaqalaha..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Uk ee Soomaliya   Khayre  David William Concar,waxayna uga wada hadleen xoojinta    xariirka Tariikhiga ah ee ka dhaxeeya  Soomaaliya iyo Ingiriiska   iyo horumarinta iskaashiga Dhinacyadda Amniga  iyo  dhaqalaha.

- Advertisement -

Safiirka  dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya mr  Concar   ayaa dowladda Soomaaliya ku bogaadiyey horumaradda ay ka samaysay dowlad wanaagga, la dagaalanka musuq maasuqa iyo Sugida amniga.

Dhanaca kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa xafiiskisa  isla maanta kulan kula yeeshay xubno ka socday  Midowga Yurub   kaas  oo looga hadlay  horumarinta iskaashiga ka dhaxeeya Midowga Yurub  iyo Soomaaliya  ee ku aadan  Dar-dar galinta mashaariicda horumarineed ee ay Soomaaliya ka wadaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts