HomeCaalamkaSomaliland oo sii deysay Wasiirro ka tirsanaa maamulkii hore ee DDSI

Somaliland oo sii deysay Wasiirro ka tirsanaa maamulkii hore ee DDSI

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxamed Kaahin Axmed, wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, ayaa sheegay in Ibraahim Aadan Mahad (Ibraahim-Sacad), wasiirkii hore ee waxbarashada, iyo Cabdijamaal Axmed Qaloombi, wasiirkii hore ee cadaaladda maanta la sii daayey. Labada wasiir waxaa laga qabtay garoonka dayaaradaha ee Hargaysa, 21kii bishan Agoosto, ayagoo doonayey inay halkaa ka dhoofaan. Maxamed Kaahin Axmed wuxuu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Kaahin Axmed, wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, ayaa sheegay in Ibraahim Aadan Mahad (Ibraahim-Sacad), wasiirkii hore ee waxbarashada, iyo Cabdijamaal Axmed Qaloombi, wasiirkii hore ee cadaaladda maanta la sii daayey.

Labada wasiir waxaa laga qabtay garoonka dayaaradaha ee Hargaysa, 21kii bishan Agoosto, ayagoo doonayey inay halkaa ka dhoofaan.

- Advertisement -

Maxamed Kaahin Axmed wuxuu sheegay in labadaas wasiir loo haystay “in ay sharciga u gafeen oo ay Visa la’aan dalka soo galeen”, laakinse faahfaahin intaa dhaafsiisan ma uusan bixin.

Xubnihii ka tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ayaa badankood hadda waxay yihiin kuwo aan shaqayn, ama shaqooyinkii ay hayeen isaga tegey, waxaana lagu eedeynayaa inay xadgudubyo gaysteen, inkastoo aysan jirin cid weli eedahaas maxkamad loo soo taagay.

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa isaguna, sida ay wararku sheegayaan, wuxuu ku jiraa xabsi guri, magaalada Addis Ababa, ayadoo ra’iisul wasaaraha Itoobiya uu shalay warfidiyeenka u sheegay in “arrintiisa ay tahay mid u taalla sharciga Itoobiya”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts