HomeWararSawirro:-Guddiga Doorashooyinka oo si KMG ah u diiwaangeliyey Xisbiyo Cusub

Sawirro:-Guddiga Doorashooyinka oo si KMG ah u diiwaangeliyey Xisbiyo Cusub

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta mar kale waxa ay diiwaangeliyeen Xisbiyo Cusob oo ku soo biiraya Xisbiyadii ay horay sida KMG ah ugu diiwaangeliyeen. Munaasabad lagu qabtay Xarunta Guddiga doorashooyinka ee Muqdisho ayaa Maanta waxaa si KMG ah loogu diiwangeliyey,isla markaana qaatay Shaqaadooyinkii Xisbinimo ilaa 7 xisbi Siyaasadeed,kuwaas oo ka soo baxay shuruudihii looga baahnaa […]

- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta mar kale waxa ay diiwaangeliyeen Xisbiyo Cusob oo ku soo biiraya Xisbiyadii ay horay sida KMG ah ugu diiwaangeliyeen.

Munaasabad lagu qabtay Xarunta Guddiga doorashooyinka ee Muqdisho ayaa Maanta waxaa si KMG ah loogu diiwangeliyey,isla markaana qaatay Shaqaadooyinkii Xisbinimo ilaa 7 xisbi Siyaasadeed,kuwaas oo ka soo baxay shuruudihii looga baahnaa

- Advertisement -

Horay ayaa guddiga doorashooyinka waxa ay u diiwaangeliyeen 15 Xisbi,waxaana markii la isku daro ay noqonayaan 22 Xisbi Siyaasadeed,waxaana weli harsan Xisbiyo kale oo la sugayo markii Shuruudaha ay ka soo baxaan in la diiwaangeliyo.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya xilligii dowladii uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad Xasan Maxamed Cabdi Yuusuf oo dhawaan Wareysi siiyey Warbaahinta Dalsan ayaa waxa uu sheegay in Xisbiyada faraha badan si qaldan loo diiwaangeliyey,isla markaana ay wanaagsaneyd in ay ka badan Saddex Xisbi balse haatan ay marayaan 22 Xisbi.

Latest stories