HomeWararGolaha Wasiirada Jubbaland oo kulan deg deg ah yeeshay

Golaha Wasiirada Jubbaland oo kulan deg deg ah yeeshay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu magaalada kismaayo kulan kula qaatay golaha wasiirada maamulka Jubaland,iyadoo kulan looga hadlay arrimo dhowr. Kulanka uu shir guddoominayeyMadaxweyne Amed madoobe ayaa waxaa diirada lagu saaray xaalada amniga ee deegaanada uu maamulo jubbaland iyo sidii al shabaab looga saari lahaa deegaanada ay gacanta uga hayaan. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu magaalada kismaayo kulan kula qaatay golaha wasiirada maamulka Jubaland,iyadoo kulan looga hadlay arrimo dhowr.

Kulanka uu shir guddoominayeyMadaxweyne Amed madoobe ayaa waxaa diirada lagu saaray xaalada amniga ee deegaanada uu maamulo jubbaland iyo sidii al shabaab looga saari lahaa deegaanada ay gacanta uga hayaan.

- Advertisement -

Sidoo kale shirka waxaa looga hadlay arrimo ay mid ahaayeen xiisadaha kacsan ee ka jira Gobolada Gedo iyo jubbada hoose,halkaasi oo ay  maalin ka hor ka dhaceyn banaanbaxyo looga soo horjeedo maamulka jubbaland iyo arrinta la xiriirta markab dhuxul oo ku xayiran dekada kismaayo,kaasi oo muran isqabqabsi ah ka taagan iyo arrimo kale.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo kulan ka hadlay ayaa waxa uu amar ku bixiyay la xiro Ciidamo ka tirsan Daraawiishta jubblanka oo ku sheegay in weerar ay ku qaadeen xarunta Ciidamada nabadsugida jubbland,waxa uu sheegay in halkaasi ay kala baxeyn Askari ayaga ka tirsan,kadiba halkaasi uu ka dhacay dagaal.

Waxa uu sheegay in qaar ka mid ah Askartaas xiranyihiin ,isla markaana la sharciga la marsiin doono.

- Advertisement -

Dhinaca kale  waxyaabaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa qeyb ka ahaa bandow la saaray Xaafadda uu ku yaallo Xabsiga Nabad Sugidda Jubaland oo loo diiday in xiliyadii habeenkii ah ay dadka socdaan.

Ugu dambeyn kulanka ay yeesheen golaha wasiirada jubbaland ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday muranka ka taaqan markab ku xayiran dekada Magaalada Kismaayo,iyo xaaladaha kacsan ee ka jira Gobolada Jubbada hoose iyo gedo,kuwaasi oo lagu eedeeyay in dabada ay ka riixeyo dowlada federalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts