HomeCaalamka7 Xubnood oo laga saaray Xisbiga dhexe ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

7 Xubnood oo laga saaray Xisbiga dhexe ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Kulan gelinkii dambe ee maanta ay Magalada Jigjiga ku yeesheen Baarlamaanka Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay xubinimadii kala laabteen 7 xubnood oo ka tirsanaa Baarlamaanka. Sidoo kale Xildhibaanada oo markii ugu horeysay kulan yeeshay wixii ka dambeeyey Rabshadihii dhacay ayaa waxa ay  kala laabteen xasaanada Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya […]

- Advertisement -

Kulan gelinkii dambe ee maanta ay Magalada Jigjiga ku yeesheen Baarlamaanka Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay xubinimadii kala laabteen 7 xubnood oo ka tirsanaa Baarlamaanka.

Sidoo kale Xildhibaanada oo markii ugu horeysay kulan yeeshay wixii ka dambeeyey Rabshadihii dhacay ayaa waxa ay  kala laabteen xasaanada Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabi Maxamuud Cumar.

- Advertisement -

Baarlamaanka ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen degmooyinkii iyo goboladii la magacaabay ilaa 1-dii August ay yihiin kuwa sharci daro ah, islamarkaana la doonayay in lagu burburiyo nidaamka dowliga ah, loogana soo horjeeday ammaanka.

Madaxweynaha Cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Caawa ku sugan Magalada Jigjiga ayaa waxaa uu kulamo ka leeyahay Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Magaaladaas.

Latest stories