HomeCaalamkaDiyaarad siday Maandooriye oo lagu qabtay Garoon ku yaalla Nairobi

Diyaarad siday Maandooriye oo lagu qabtay Garoon ku yaalla Nairobi

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Mas’uuliyiinta Waaxda Cabshuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi ayaa Maanta waxa ay qabteen Diyaarad siday Daroogo ama Maandooriye.

Saraakiisha Garoonka ayaa waxa ay sheegeen in Maandooriyaha ay ku kaceyso kaceysa 2.9 milyan oo shilinka Kenya ah,isla markaana laga keenay dalka Uganda.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka socda laanta canshuuraha ee KRA waxa ay sheegeen in maandooriyahaas si qarsoodi ah Diyaarad siday Dawo loogu soo daray,loona waday dalka Nigeria.

“Waxaa loo soo dhiibay shirkada DHL ee alaabada safrisa. Waxaa daroogadaasi loo gudbiyay booliska maandooriyeha ka hortaga baaris dheer ayaana ku heynaa ayuu yiri sarkaal ka tirsan Waaxda Canshuraha Garoonka Jomo Kenyata.

Latest stories