HomeMaqalDhageyso:-Ciidamo Cusub oo ku wajahan Marka & howlgal ay ka fulin doonaan

Dhageyso:-Ciidamo Cusub oo ku wajahan Marka & howlgal ay ka fulin doonaan

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Weli waxaa degan xaalada Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waxaana howlgallo ka wada Ciidamada Millateriga ah ee uu hoggaaminayo Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

In kastoo howlgaladaas aysan Saraakiishu shaacin waxyaabaha ay ku soo qabteen ayaa hadana waxa ay qaarkood sheegeen in uu yahay mid amniga Magaaladaas lagu xaqiijinayo maadaama dhowr mar ay Al-Shabaab soo weerareen.

Xildhibaan Mahad Dhoore oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka koonfur Galbeed  ayaa sheegay in haatan la doonayo in isbedel weyn lagu sameeyo Magalada Marka,isla markaana aysan rajo ka qabin in ay dib ugu soo laabtaan Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in Maalinta berito ah magalada Marka lageyn doono Ciidamo isugu jira Boolis iyo Nabadsugid,si ay uga howl bilaabaan,waxana uuna ka codsaday dadkii ka barakacay in ay dib ugu soo laabtaan.

Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Sanadihii ugu dambeeyey ku soo lab laabtay dagaal wajiyo badan leh sida,kuwa beeleed iyo kuwa u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Mahad Dhoore.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories