HomeWararDEG DEG:-Darawalka Gaari Meyd siday oo Muqdisho lagu dilay

DEG DEG:-Darawalka Gaari Meyd siday oo Muqdisho lagu dilay

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Dilka Darawalka ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska EVECO  ee Wadada Warshadaha gobolkaan Banaadir waxaan la sheegay in ninka uu waday Gaari sidey meyd.

Darawalka la dilay oo ahaa Wiil Dhalinyaro ah  ayaa waxaa Wararku sheegayaan in uu Gaariga ku waday meydka Aabihiis oo la doonayay in maanta la’aaso halka dadka qaarkood ay sheegeen in uu ahaa Adeerkiis.

Darawalka ayaa waxaa dilkiisa ka dambeeyey mid ka mid ah Ciidamada dowladda ee ku sugan Isgoyska EVECO,kadib muran soo kala dhexgalay,waxaana uu ugu geeriyooday mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho oo dhaawac ahaan loo geeyey.

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in askarigii ka dambeeyey dilkaas ay gacanta ku dhigeyn ciidamada,isaga oo doonayey in uu goobta ka baxsado.

Goordhow la socda Wareysiga qof Gobjoog ka ahaa dhacdaas.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories