HomeWararBarakac ka socda Magalada Marka ee G/Shabeellaha Hoose

Barakac ka socda Magalada Marka ee G/Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

In kastoo xaalada Magalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay tahay mid degan ayaa hadana Shacabka qaarkood ay bilaabeen in ay barakacaan. Ciiidamo aad u farabadan oo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Abaanduulihii xilka laga qaaday ee Ciidanka xoogga dalka Janeraal Caanood,kuwaas oo dhawaan Al-Shabaab kala wareegay. Dadka barakacaya ayaa waxa ay […]

- Advertisement -

In kastoo xaalada Magalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay tahay mid degan ayaa hadana Shacabka qaarkood ay bilaabeen in ay barakacaan.

Ciiidamo aad u farabadan oo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Abaanduulihii xilka laga qaaday ee Ciidanka xoogga dalka Janeraal Caanood,kuwaas oo dhawaan Al-Shabaab kala wareegay.

- Advertisement -

Dadka barakacaya ayaa waxa ay ka cabsi qabaan in dushooda lagu dagaalamo,isla markaana ay waxyeelo ka soo gaarto.

Habeen ka hor ayaa waxaa Magalada Marka soo weeray Al-Shabaab,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal aad u culus taas oo cabsi sii gelisay Shacabka Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories