HomeCaalamkaPuntland oo War ka soo saartay dil ka dhacay laas-Caanood

Puntland oo War ka soo saartay dil ka dhacay laas-Caanood

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Maamulka Puntland ayaa waxa uu Maanta si kulul uga hadlay Arday laba gaareysa oo 20-kii Bishaan lagu dilay Magalada laas-caanood ee Gobolla Sool iyo kuwo kale ee la dhaawacay. War-saxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in maalin  walba tacadi lagu haayo Shacabka laas-Caanood,isla markaan dilka Ardayda uu ka dambeeyo Soomaaliland. Dowladda federaalka […]

- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa waxa uu Maanta si kulul uga hadlay Arday laba gaareysa oo 20-kii Bishaan lagu dilay Magalada laas-caanood ee Gobolla Sool iyo kuwo kale ee la dhaawacay.

War-saxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in maalin  walba tacadi lagu haayo Shacabka laas-Caanood,isla markaan dilka Ardayda uu ka dambeeyo Soomaaliland.

- Advertisement -

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayay ugu baaqeen in ay ka hadlaan tacadi xoog leh oo lagu haayo Shacabka  laas-Caanood.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories