HomeCaalamkaMareykanka oo sheegtay duqeyn ka dhacday Gobolka Jubbada Hoose

Mareykanka oo sheegtay duqeyn ka dhacday Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

War ka soo baxay Taliska ciidamada Militariga Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in ay fuliyeen weerar lala beegsaday Xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Weerarkan xagga cirka ah oo laga fuliyay meel qayaas ahaan 46-KM dhanka Waqooyi Bari kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa Mareykanka sheegey in lagu dilay labo kamid ah  Al-Shabaab.

- Advertisement -

Mareykanka ma uusan sheegin shaqsiyaadka la bartilmaameedsaday iyo dadka la dilay,waxaana lagu soo koobay warkooda in 2 kamid ah Shabaab in lagu dilay duqeyntaasi ay ka fuliyeen duleedka Kismaayo.

Dowladda Mareykanka ayaa sii kordhiyey weerarada dhinaca cirka ah ee uu ka fuliso gobolada dalka qaarkood,iyagoo kaashanaya ciidanka Kumaandooska Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories